Xubno la sheegay iney ka soo baxeen Al-Shabaab oo isku dhiibay ciidanka DF (Sawirro)

Wasiir ku xigeenka warfaafinta DF C/raxmaan Yusuf Al-Cadaala ayaa sheegay in xubno ka tirsan Al-Shabaab ay isku soo dhiibeen ciidamada dowlada iyo kuwa degaanka ee ka dagaalamaya gobolka Galgaduud qeybo ka mid ah. Al Cadaala ayaa boggiisa facebook soo dhigay Qoraal kooban oo arintaas kaga hadlay kaasoo u qornaa sidatan:- Cabdiwaaxid Xaashi Warsame iyo Cabdi … Continue reading Xubno la sheegay iney ka soo baxeen Al-Shabaab oo isku dhiibay ciidanka DF (Sawirro)